Maalmahanews.com
CIIDAMMADA BOOLISKA SOMALILAND OO HADDA XIDHAY BOQOR BUUR-MADOW
April 19, 2018 - Written by admin

Maalimahanews: Ciidamada booliska Somaliland ayaa waxay hadda xabsiga u taxaabeen Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madow.
Ciidamada booliska Somaliland ayaa Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madow ka qabtay hudheelka Maansoor oo uu ku sugnaa.

Dad goobjoog ahaa ayaa shabakadda wararka ee Barigaafrikanews u xaqiijiyay xadhigga Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madow.

Wali wax faah-faahin ah lagama hayo xadhiga Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madow balse waxa la sheegay in loo xidhay hadal oo ka jeediyay xaflad dhaqameed oo ka dhacday Maamu gobolledka Puntland

COMMENTS
Latest News