Maalmahanews.com
CIIDAMADA DABDEMISKA SOMALILAND OO BADBADIYAY GABADH SULI KU DHACDAY
April 12, 2018 - Written by admin

Hargaysa (Maalimahanews) –Ciidamada Dab-demiska Somaliland ayaa maanta soo Badbaadiyay Ruux Haween ah oo ku dhacday Suuli, waxaana Gabadhan ay Ciidanku soo badbaadiyeen ka warbixyay Taliyaha Ciidanka Dabdemiska.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
Latest News