Maalmahanews.com
HARGEYSA: XILDHIBBAAN KA TIRSAN GOLAHA WAKILLADA OO GEERIYOODAY
April 9, 2018 - Written by admin

Maalimahanews:-Allaha u naxariistee waxa goor dhawayd magaalada Hargeysa ku geeriyooday Xildhibbaan Ibraahim Axmed Haybe(Kacaan) oo ka tirsan mudaneyaasha golaha Wakiillada Somaliland.

Ehelada Xildhibbaan Ibraahim Axmed Haybe (Kacaan) ayaa warbaahinta Barigaafrikanews.com u xaqiijiyay geeriyada Marxuunka.

Xildhibbaan Ibraahim Axmed Haybe(Kacaan) oo muddo ku dhaw sannad u jiifay xannuun ayaa goor dhawayd ku geeriyooday gurigiisa oo ku yaalla magaalada Hargeysa.

COMMENTS
Latest News