Maalmahanews.com
DAAWO: AGAASIMAHA CUSUB EE WASAARADDA MAALIYADDA OO XILKII LA WAREEGAY.
April 7, 2018 - Written by admin

Maalimahanews:-Agaasimaha guud ee wasaaradda Maaliyadda loo soo magacaabay Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Ismaaciil ayaa xilkii laga wareegay agaasimihii hore ee wasaaradaasi, munaasibad saaka ka dhacday xafiiska wasaaradda maaliyadda.

 

COMMENTS
Latest News