Maalmahanews.com
Waqtiga La Qabanayo Doodda Mooshinka Ka Dhanka Ah Guddoomiyaha Barlamaanka Somaliya Oo La Shaaciyey
March 25, 2018 - Written by admin

Moqdisho (Maalimahanews):- Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Baarlamaanka SomaliyaCabdiwali Sheekh Ibraahim Muudeey ayaa shaaca ka qaaday in 31 bishan uu qabsoomi doono kulanka looga doodayo Mooshinka ka dhanka ah guddoomiye Jawaari.

Waxaa uu sheegay in kulankaasi uu ka dhici doono xarunta Golaha Shacabka, islamarkaana uu xildhibaanada ka codsanaayo in ay soo xaadiraan.

Halkan Hoose Ka Akhriso War Saxaafadeedka

No automatic alt text available.

COMMENTS
Latest News