Maalmahanews.com
War Deg-deg Ah]:-Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Iyo Faah-faahinta Safarkaasi Oo Ay Ka Warbixiyeen
March 19, 2018 - Written by admin

Hargeysa-(Maalimahanews)-Weftigii uu hoggaaminayay Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa goor dhaweyd maanta dalka dib ugu soo laabto ka dib markii safar dhawr maalmood qaatey uu ku joogeen dalka Imaaradka carabta.Madaxweynaha iyo madaxda dawlada Imaaradka carabta ayaa waxa wada Hadley arrimo khuseeya labada dhinac oo ay ka mid yahiin heshiiska dekadda Berbera iyo sidoo kale saldhigga millatari Berbera laga siiyey Imaaradka.

Wasiirka wasaaradda biyaha Saleebaan Cali Koore iyo guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo warbaahinta la hadlay ayaa ka warbixiyay safarkooda

 

 

COMMENTS
Latest News