Maalmahanews.com
Contact US

Waxaad Nagala Soo Xidhiidhi Kartaa Email-ladan hoose ku qoran

info@maalmahanews.com

maalmahanewsnetwork@gmail.com

 

Shabakada Maalmahanews waa shabakad Madaxbanaan oo ka mid ah Shabakadaha wararka Somaliland iyo Soomaliya

waana Shabakad ay hawlwadeeno ka yihiin khabiiro warbaahineed Oo aqoon durugsan u leh arimaha warbaahinta ka hawlgasha dhamaan Gobolada somaliland, Deegaanada Afka Soomaliga laga hadlo iyo Dacalada Dunida. Waana mid ka mid ah Mareegaha internetka ama Aaladaha Casiga ah ee ay bulshadu sida weyn ugu xidhantahay loona yaqaan Social media

Waana Shabakad Si Siman Ugu adeegaysa Dadka afka soomaliga ku hadla iyada oo ugudbisa baahida

Warar ku salaysan Xaqiiqada dhabta ah ee dhinacyada Siyaasadeed Dhaqan dhaqaale……..

Wax-yaabaha ka reeban waxa ka mid ah Buun-buuninta, Mala-awaalka warar aan jirin, Nacaybka ama Cayda, Shaqsi, Bulsho, Urur, Qabiil,Deegaan iyo wixii la mid ah

Waa shabakad Lagu qoro luuqada somaliga iyo Ingiriisiga, isla markana ka mid ah Shabakadaha Casriga ah ee Dhinacyada adeegyada bulsho Sida Facebook page, Youtube, Twiter page, Google Plus

Hadaba ku xidhnow  www.maalmahanews.com

Latest News