Maalmahanews.com
GUDDIDA DOORASHOOYINKA SOMALILAND OO SOO BANDHIGAY LIISKA CODADKII XUSEEN AXMED CAYDIID IYO MAXAMED MUUSE ABEES IYO CIDDA HORREEYA LABADOODA
April 29, 2018 - Written by Maxamed Sulayman

Maalimahanews: Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Somaliland Cabdiqaadir Iimaan Warsame oo Warbaahinta la hadalay kaa ka hadalay kursiga muraanka Dhaliyaay ee Golaha Wakiilada Somaliland kaasi oo uu baneeyaay ala ha u naxriiste Xildhibaan Ibraahin Kacaan oo dhawaan geeriyooday.

No automatic alt text available.

Waxay sheegen In dhinaca Codka uu ku horeeyo Maxamed Muuse Abees Xaga kaydkan waxay sheegeen inuu ku horreeyo Xuseen Axmed Caydiid wxanay sheegen inay u gudbiyeen maxkmada Sare go’aankana ka sugayaan.

COMMENTS

COMMENTS
Latest News