Maalmahanews.com
WAR DEG-DEG AH: BOQOR BUUR-MADOW OO HADDA LAGU XUKUMAY 5 SANNO OO XADHIGA AH
April 26, 2018 - Written by Maxamed Sulayman

Maalimahanews: Maxkamadda gobolka Hargeysa ayaa goor dhawayd xukun ku riday Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madow oo ka mid ah Madax-dhaqameed Somaliland.

Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madow ayaa waxa ay maxkamadu ku xukuntay shan sanno oo xadhiga sida ay shabakadda wararka Hangoolnews u xaqiijiyeen ehelada riday Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madow.

riday Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madow ayaa hadda waxa loo dhaadhiciyay jeelka weyn ee Hargeysa.

Wixii warar ah ee ka soo kordha kala soco Hangoolnews.co

 

COMMENTS
Latest News