Maalmahanews.com
TALISKA SOCDAALKA SOMALILAND OO KA HADLAY TALIYAHA SOCDAALKA SOOMAALIYA OO JABUUTI KEENTAY XADKA SOMALILAND
April 26, 2018 - Written by admin

Maalimahanews(Hargeysa):- Taliyaha ciidanka Laanta socdaalka Somaliland sareeyo Guuto Maxamed Cismaan Caalin Dayib ayaa waxaa uu ka Hadley agaasimaha waaxda jinsiyada Somaliya oo dhawaan safar ku yimid magaalada Lowyacado ee xuduuda Somaliland iyo Jabuuti .

Taliyaha ayaa sheegay in aanu masuulkaas ka tirsan Somaliya aanu soo galin xuduuda Somaliland , balse dhinaca Jabuuti uun uu Yimid

 

                                                                     Halkan ka daawo muuqaalka warkaasi

COMMENTS
Latest News