Maalmahanews.com
DAAWO qaabka uu u dhacay xukumka boqorku, saddex dambiga lagu hayso iyo arrimo kale oo xasaasi ah
April 26, 2018 - Written by Maxamed Sulayman

Maalimahanews: Maxkamadda gobolka Maroodijeex ayaa 5 sannadood oo xadhig ah ku xukuntay Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow oo ka mid ah madaxda dhaqanka Somaliland gaar ahaana beesha Habarjeclo. Boqorka ayaa dhawaan la xidhay kadibna lagu sii daayay dammaanad kadib markii uu Puntland xaflad dhaqan kaga qayb galay.

Halkan hoose ka DAAWO qaabka uu u dhacay xukumka boqorku, saddex dambiga lagu hayso iyo arrimo kale oo xasaasi ah

COMMENTS
Latest News