Maalmahanews.com
DAAWO: BOQOR BUURMADOW OO DALBADAY IN BEESHIISA LAGU SOO WAREEJIYO GUDDOOMIYAHA KULMIYE IYO SULDAAN XASAN OO U JAWAABAY
April 5, 2018 - Written by admin

Maalimahanews:-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow oo ka mid ah hoggaanka dhaqanka beelaha Habar-Jeclo ayaa ku baaqay in guddoomiyenimada xisbiga KULMIYE lagu wareejiyo beeshiisa, waxaana hadalka Boqorka ka jawaabay Suldaanka guud ee Subeer Awal Suldaan Xasan.

COMMENTS
Latest News