Maalmahanews.com
WASIIRKA MAALIYADA  EE XUKUMADDA MADAXWAYNE MUUSE BIIXI OO MARFASH SAMAYSTAY XILI QAAR KA TIRSAN SHAQAALAHA DOWLADDU MUSHAHAR QAADAN MUDD SADDEX BILOOD AH
April 1, 2018 - Written by admin

Maalimahanews:- Wasiirka wasaaradda maaaliyada Somaliland Mudane Yuusuf Maxamed Cabdi ayaa samaystay Marfash uu qarash badani ku baxayo xil qaar ka mid ah shaqalaha dowladdu aanay mushar qaadan intii uu wasiirka ahaa.

Wasiirka ayaa waxaan Marfashkiisa ku baxa maalintii  lacag aan u badan waxaana uu leeyahay Kolay u gaara iyo goob sharaabka iyo biyaha looga soo qaado.

Madaxwaynaha Somaliland ayaa hore u sheegay in uu yarayn doono ka  war hayn doono ilaalinta hantida ummadda lagu soo guro,

Lama garanayo xili aanay shaqalaha Madbadu qaranku  qaadan wax mushahar ah muddo ku siman  saddexdii bilood ee uu wasiirka socod baradka ahi maamulayay wasaaraddan in uu hadana samaysto marfash lagu  raaxaysto, laguna burburiyo hantida  lagu soo guro hooyooyinka Cad- ceeda fadhiya maalin oo dhan.

Waxaanu idiin soo  gudbin doono maalintii waxii qarash ah ee maalin kasta halkaasi  lagu burburiyo

La soco

COMMENTS
Latest News