Maalmahanews.com
AGAASIMAHA GUUD EE MADAXTOOYADA SOMALILAND OO XILAL CUSUB MAGACAABAY
April 1, 2018 - Written by admin

Hargaysa (Maalimahanews):- Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Maxamed Cali Bille ayaa magacaabay Xilal Cusub.

Wareegtadda uu Agaasimaha Guud Soo Saaray oo uu nuqul Ka mid ahi soo gaadhay Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Wararka Wajaalenews ayaa waxa uu ku magacaabay Agaasime Waaxeedyo iyo ku xigeeno cusub.

 

Halkan Hoose Ka Akhriso Magacaabista

 

29920191_1585960791530216_840025877_n

COMMENTS
Latest News