Maalmahanews.com
RAYSAL WASAARE CUSUB OO HADDA LOO DOORTAY DALKA ITOOBIYA & QOOMIYADA UU KA SOO JEEDO
March 28, 2018 - Written by admin

Maalimahanews: Wararka ka imanaya dalkaasi Itoobiya ahaa hadda sheegay in  Xisbiga talada haya ee dalka Itoobiya uu markii u horraysay guddoomiye u doortay Dr Abiy Ahmed oo ka soo jeeda qoomiyadda Oromada. Haddii uu helo ansixinta Baarlamaanka oo loo badinayo inuu helayo wuxuu noqonayaa Ra’iisalWasaarihii u horreeyay ee qoyskooda xubno ka mid ahi Muslim yihiin ee xilkaas qabta.

Waa 41 jir aabbihii Muslim yahay, hooyadii na Kiristan tahay, muddona ku soo dhexjiray siyaasadda dalkaas. Waxa uu ka soo jeedaa Xisbiga OPDO ee Oromada.

Doorashada Ra’isal wasaarahan cusub ayaa u muuqata mid dejinayasa xiisadaha siyaasaddeed ee ka socday muddooyinkii u danbeeyey dalka Itooboya.

COMMENTS
Latest News