Maalmahanews.com
DAAWO: MADAXWEYNE MUUSE BIIXI OO KA JAWAABAY BAAQII CIRRO EE AHAA IN LA KALA DIRO KOMINSHANKA DOORASHOOYINKA
March 25, 2018 - Written by admin

Hargeysa (Maalimahanews):- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu ka jawaabey warqad codsi ah oo dhawaan ka soo gaadhay xisbiga Waddani taas oo nuxurkeedu ahaa in la kala diro kominshanka doorashooyinka.

 

Sidoo kale Madaxweyne Muuse Biixi ayaa sheegay in aaney warqadaasi waafaqsanayn sharciga dalka u yaala isla markaana uu ku celiyey xisbiga Waddani.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
Latest News