Maalmahanews.com
XIISADDA SIYAASADEED EE SOOMAALIYA OO WALI CAKIRAN IYO XILDHIBAANO MAR KALE KU BAAQAY IN JAWAARI ISCASILO.
March 20, 2018 - Written by admin

 

 r:

MUQDISHO (Maalimahanews) Xaalada Siyaasadeed Ee maamulka Muqdisho ayaa hada Maraysa meel cakiran taasi oo ay keentay kadib markii khilaaf Soo kala dhex galay Madaxda Sare Ee Dawlada  kaasi oo sobobay in xiligan xildhibaanada golaha baarlamaanka keenaan mooshin xilka lagaga tuurayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Jawaari.

Dhanka kale khilaafkan ayaa wuxuu saameeyay wada shaqaynta xukuumada raysal wasaare khayre iyo Golaha Baarlamaanka iyadoo midba midka kale ku eedeeyay in uu lug ku leyahay mooshinada kala duwan ee ka socda golayaasha xukuumada dhexdooda.

 

COMMENTS
Latest News