Maalmahanews.com
HAY’ADDAHA AANU SHAQADA KA JOOJINAY SOOMAALIYA LAGA LAHAA..” XUKUUMADDA SOMALILAND OO KA HADASHAY 9 HAY’ADOOD OO AY SHAQADA KA JOOJISAY
March 19, 2018 - Written by admin

 

Maalimahanews:- Wasaaradda horumarinta beeraha Somaliland ayaa shaqada ka joojisay 9 hay’adood oo ka shaqaynayay arrimaha beeraha sida ku cad warqad uu soo saartay.
Ururadan ayaa laga mamnuucay in ay qabtaan wax shaqo ah oo ku saabsan shaqada wax soo saarka beeraha ama ay wax maalgalin ah ku soo qaataan.
Agaasimaha guud ee Wasaaradda horumarinta beeraha ayaa ka hadlay sababta shaqada uga joojiyeen hay’addaasi

COMMENTS
Latest News