Maalmahanews.com
GOLAHA GUURTIDA SOMALILAND OO LAALAY XEERKA KUFSIGA
March 19, 2018 - Written by admin

Hargaysa (Maalimahanews) –Shir Gudoonka Golaha Guurtida Somaliland ayaa fadhi ay yeesheen Saaka waxa ay ku laaleen Xeerka Kufsiga oo la hor keenay Golaha, Sidoo kale waxa Xeerkan loo xil saaray Gudi sharciyaqaan ah oo kasoo baaran dega Xeerkan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
Latest News