Maalmahanews.com
Deg-Deg]: Siyaasi Cali Waran Cadde Oo Kahadlay Heshiiska DP-World Iyo Somaliland..Sheegayna In Uu Utartami Doono Jagada Guddoomiyanimo Ee Kulmiye.
March 19, 2018 - Written by admin

Hargeysa(Maalimahanews): Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Somaliland siyaasi Cali Maxamed Waran Cadde ayaa kadhawaajiyey in uu utartami doono jagada guddoomiyenimo ee xisbiga Kulmiye.

COMMENTS
Latest News