Maalmahanews.com
Wasiirka horumarinta Somaliland mudane Axmed Muumin Seed ayaa shaqada ka joojiyay 9 hay’adood oo ka shaqaynayay arrimaha beeraha sida ku cad warqad uu soo saaray.
March 18, 2018 - Written by admin

Maalimahanews:- Wasiirka horumarinta Somaliland mudane Axmed Muumin Seed ayaa shaqada ka joojiyay 9 hay’adood oo ka shaqaynayay arrimaha beeraha sida ku cad warqad uu soo saaray.

Ururadan ayaa laga mamnuucay in ay qabtaan wax shaqo ah oo ku saabsan shaqada wax soo saarka beeraha ama ay wax maalgalin ah ku soo qaataan.
Arrimaha waaweyn ee lagu haysto waxa uu ku sheegay wasiirku cabasho uga timid bulshada ay la shaqaynayeen laakiin, wax war ah kama soo bixin hay’adahan la caydhiyay

Wasiir Seed Oo Shaqada Ka Joojiyay 9 Hay’adood

 

COMMENTS
Latest News