Maalmahanews.com
DAAWO: “CAAWA 12 HABEENIMO AYAA UGU DAMBAYSA ADDEEGA ISKU BEDELKA LACAGAHA….” GUDDIGA SICIR-BARARKA OO KA HADLAY CABASHADII SHIRKADDA TELESOM, AMARO CUSUB-NA SOO SAARAY
March 17, 2018 - Written by admin

Maalimahanews:- Gudidii madaxweyne Muuse Biixi Cabdi u magacaabay la-dagaalanka sicir-bararka iyo qiimo dhaca shillinka Somaliland ayaa waxa maanta soo saareen amaro cusub.

Guddida ayaa sheegtay in maanta ay ugu danbeyn doonyo adeega isku bedelka lacagtaha Dollar-ka iyo Shilling Somaliland taas oo shirkaduhu ay bixinaayeen muddo afar cisho ah afartii cisho-na ay maanta kaga eegtahay.

Guddiga sicir-bararka ayaa sidoo kale waxa wax laga weydiiyay cabasho dhawaan ka soo yeedhay shirkadda Telesom.

Halkan hoose ka DAAWO guddiga oo ka hadlaya arrimahaasi

COMMENTS
Latest News