Maalmahanews.com
BEERALAYDA GOBOLKA GABILEY OO CABASHO XOOGAN KA MUUJIYAY DOOX KU FIDAY BEERAHOODII, BAAQNA U DIRAY XUKUUMADA
March 17, 2018 - Written by admin

Gabiley (Maalimahanews):- Qaar ka mid ah Beeralayda kala duwan eek u dhaqan Magaalaada Gabiley ayaa waxa ay Cabasho xoogan ka muujiyeen Doox ku fiday Beerahoodii waxayna baaq u direen Wasaarada Beeraha Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
Latest News