Maalmahanews.com
Daawo Hay’ada Culumada Soomaaliyeed Oo Sida Fiinta Uga Qayliyay Khilaafka Siyaasadeed Ee Ka Dhex Hilaacay Muqdisho
December 31, 2017 - Written by admin

 .

indexMuqdisho-(Maalimahanews)Hay’ada Culimada Soomaaliyeed ayaa bayaan kasoo saartay Khilaafka Siyaasadeed ee xiligan ka jira dalka, waxa ayna shacabka Soomaaliyeed ugu baaqeen in ay ilaashadaan Diintooda iyo dowladnimadooda.

Bayaan kasoo baxay Hay’ada Culimada Soomaaliyeed ayaa loogu baaqay kooxda Mucaaradka ku ah dowlada in Mucaaradnimadooda ay noqoto mid wax dhista balse aysan noqon mid wax dumineysa.

Halkan ka Akhriso Bayaanka kasoo baxay Hay’ada Culimada Soomaaliyeed

 

 

culimo

COMMENTS
Latest News