Maalmahanews.com
Marwo Zamzam Maxamed Cige oo kamid ah Saraakiisha Sarsare ee Xisbiga Kulmiye ayaa Xustay qaar kamida Mujaahidiinta dhiigooga iyo Naftooda U huray Somaliland;-
October 13, 2017 - Written by Maxamed Sulayman

Marwo Zamzam Maxamed Cige oo kamid ah Saraakiisha Sarsare ee Xisbiga Kulmiye ayaa Xustay qaar kamida Mujaahidiinta dhiigooga iyo Naftooda U huray Somaliland;-
#Lixle, Maxamed Cali, Ibraahin dhagawayne, Cabdi Misbaar, Harag Waafi, Adan chiine.
ina Koosar, Muuse Biixi, Haybe Lambad, Maxamed kaahin, Ina Mire, Cabdiraxman Aw Cali, Xasan Ciisa jaamac, Sahra Halgan.
#Hadaanu Nahay Reer Somaliland Mucaarid iyo Muxaafid ba.
#intaas iyo qaar kale oo badan waxay nagu leeyihiin Xaq, Waxay naga mudanyihiin Maamuus.

Wararka iyo Barnaamjidka Xisbiga Midnimada iyo Horumarinta Somaliland ee KULMIYE waxaad kala…
YOUTUBE.COM

COMMENTS
Latest News