Maalmahanews.com
Daawo Xisbiga KULMIYE Oo Dhigiisa WADDANI Ku Eedeeyey Inuu Dhalinyaro Uu Soo Abaabulay Ay Waxyeeleeyeen Xafiis Xisbiga KULMIYE Ku Leeyahay Burco Iyo WADDANI Oo Si Adag Uga Jawaaby Eedayntan
October 13, 2017 - Written by Maxamed Sulayman
Hargeysa(Maalimahanews)Oct.13,2017-Masuuliyiinta xisbiga KULMIYE ee gobolka Togdheer ayaa xisbiga WADDANI ku eedeeyeen inay dhalinyaro ay soo abaabuleen ay soo weerareen xafiisyo xisbiga KULMIYE ku leeyahay magaalada Burco,waxaana eedayntan si adag uga jawaabay xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Gudoomiyaha ololaha KULMIYE ee gobolka Togdheer

Gudoomiyaha xisbiga WADDANI Ee Gobolka Togdheer

 

 

COMMENTS
Latest News