Maalmahanews.com
CUQAASHA WAXGARADKA IYO BULSHADA DEEGAANKA GOBOLKA HAWD IYO DEGMADA AXMED DHAGAX AYAA SHEEGAY IN TAAGEERADOODU TAHAY XUSBIGA KULMIYE
October 12, 2017 - Written by Maxamed Sulayman

Hargaisa:(Maalimahanews) Cuqaasha iyo bulshada noocyadeeda kala duwan ee deegaanka gobolka hawd iyo degmada axmed dhagax ayaa shaaca ka qaaday in taageerada bulshada deegaanadan ku dhaqani ay taageersan yihiin xusbiga kulmiye iyo musharaxiisa.

Halkan ka daawo muuqalka warkaa

COMMENTS
Latest News