Maalmahanews.com
Professor Amed ismaacil samater ayaa magaalo madaxda gobolka saaxil ee bebbera ku soo bandhigay barnaamujka siyaasadeed ee xusbiga kulmiye
October 11, 2017 - Written by Maxamed Sulayman

Hargaisa:(Maalimahanews) Professor Amed ismaacil samater ayaa magaalo madaxda gobolka saaxil ee bebbera ku soo bandhigay barnaamujka siyaasadeed ee xusbiga kulmiye madal ay isugu yimaadeen aqoon-yahanka iyo ardayda jaamacadaha gobolkaas isla markaana uu halkaa Professor ku ku sharaxay kagana jawaabay suaalihi laga waydiiyay barnaamujkaas.

Halkan ka daawo muuqalka warkaa

COMMENTS
Latest News