Maalmahanews.com
Dhoola Tuskii Eng Xoor Xoor Degmada Laasgeel oo u Sacabo Tumary Musharax Muuse Biixi Cabdi
October 11, 2017 - Written by Maxamed Sulayman

Hargaisa:(Maalimahanews) Maareeyihii hore ee dekada berbera Eng, Cali xoorxoor ayaa maanta si layaable ugu xafladeeyay deegaanda dacar-budhuq iyo abdaal isagoo halkaa ku soo bandhigay taageerada shacbi waynahaa degaanadaasi ay u hayaan xusbiga kulmiye musharaxiisa.

Halkan ka daawo muuqalka warkaa

COMMENTS
Latest News