Maalmahanews.com
WASIIRKA MADAXTOOYADA OO SOO BANDHIGAY ARAGTIYAHA UU KA AAMINSAN-YAHAY MUSHARAXIINTA WADDANI IYO KULMIYE
October 10, 2017 - Written by admin

Hargaisa:(Maalimahanews) Wasiirka wasaarada madaxtooyada Md, maxamuud xaashi cabdi oo ka qayb galay furitaanka warshad cusub oo dalka laga hirgaliyay ayaa halkaa hadal uu ka jeediyay ku soo bandhigay wax qabadkii xukuumada iyo waliba waxa uu ka aamin san yahay musharaxiinta kulmiye iyo waddani.

Halkan ka daawo muuqalka warkaa

COMMENTS
Latest News