Maalmahanews.com
KULANKA AQOON-YAHANKA GABILAY IYO BARNAAMUJKA KULMIYE OO HALKAA UU PROF. SAMATER KU SOO BANDHIGAY
October 10, 2017 - Written by Maxamed Sulayman

Hargaisa:(Maalimahanews) Madal loogu magacdaray Kulanka aqoon-yahanka Gobolka Gabilay iyo barnaamujka kulmiye oo uu Prof. Axmed ismaaciil samater ku soo bandhigay siyaasada xusbiga kulmiye uu ku dhaqi doono dalka.

Halkan ka daawo muuqalka warkaa

COMMENTS
Latest News