Maalmahanews.com
Guddiga Komishanka Qaranka Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday Tirada Guud Ee Dadka Qaatay Kaadhkii Codbixinta Doorashooyinka Somaliland Iyo Tirada Dadka Gobol Walba Iska Diwaangalisay
October 10, 2017 - Written by admin
Hargeysa(Maalimahanews)Oct,102017-Guddiga komishanka Qaranka Somaliland ayaa goordhawayd waxay ku dhawaaqeen tirada dadka guud ee qaatay kaadhkii codbixinta doorashooyinka Somaliland,iyaga oo sheegay tirada dadka gobol walba iska diwaangaliyay.

Halkan hoose ka daalaco liiska dadka gobol walba iska diwaangaliyay.

 

COMMENTS
Latest News