Maalmahanews.com
Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Oo Jawaab Kasoo Saaray Dalabkii Anshax-marinta Ee Guddiga Doorashooyinka.  
October 9, 2017 - Written by Maxamed Sulayman
Hargeysa(Maalimahanews) Okt.08, 2017 – Guddoomiyaha Hay’adda shaqaalaha Dawladda Sharma’arke Geelle ayaa caawa qoraal jawaab ah kasoo saaray, dalab anshax-marin ah oo guddida doorashooyinku hore ugaga dalbadeen in uu ka qaado sarkaal ka tirsan hay’adda ka hortaga xanuunka AIDS-ka.

Qoraalka guddoomiye Sharma’arke ayaa u qornaa sidan ee daawasho haboon:

 

 

COMMENTS
Latest News