Maalmahanews.com
SULDAANKA GUUD EE BEESHA BARIGA BURCO OO SHEEGAY IN BEESHIISU BILAA SHIRUUD TAAGEERAYSO MUSHARAXA KULMIYE
October 8, 2017 - Written by Maxamed Sulayman

Hargaisa:(Maalimahanews) Shir maalmihii u danbeeyay uga socday magaalada burco labada beelood ee bariga burco iyo galbeedka iyo waqooyiga hargaysa ayaa halkaa uu suldaanka guud ee beelaha bariga burco Suldaan Cabdilaahi uu kaga dhawaajiyay in beeshiisu ay taageero la barbar taagan tahay musharaxa xusbiga kulmiye.

Halkan a daawo muuqalka warkaa

COMMENTS
Latest News