Maalmahanews.com
SHIRKII BEELAHA GALBEEDKA HARGAYSA IYO BARIGA BURCO UGA SOCDAY MAGAALADA BURCO OO AY KA SOO BAXEEN QODOBO HASHIIS LAGA GAADHAY
October 8, 2017 - Written by Maxamed Sulayman

Hargaisa:(Maalimahanews) Maalmahan u danbeeyay waxa magaalada burco uga socday beelaha galbeedka hargaysa iyo bariga burco shir ay kaga wada hadlayeen taageerada musharax xusbiga kulmiye taas oo qodobo ay labada dhinac ku heshiiyeen ay shirkaa ka soo baxday.

Halkan ka daawo muuqalka warkaa

COMMENTS
Latest News