Maalmahanews.com
DAAWO: KOMISHANKA OO MAANTA DALKA SOO GAADHSIIYEY WARAAQIHII CODBIXINTA IYO AGABKII U DANBEEYEY EE DOORASHADA
October 8, 2017 - Written by Maxamed Sulayman

Hargaisa:(Maalimahanews) Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay in dhammaan waraaqihii lagu codeynaayay iyo agabkii kale ee lagama maarmaanka u ahaa doorashada madaxtooyada Somaliland ay soo gaadheen magaalada Hargeysa.

Halkan ka daawo Muuqalka warkaa

COMMENTS
Latest News