Maalmahanews.com
DAWLADDA SUCUUDIGA OO HUB CASIR AH DALBATAY IYO RUUSHKA OO KA IIBINAYA
October 7, 2017 - Written by Maxamed Sulayman

Maalimahanews:- Dowladaha Ruushka iyo Sacuudiga ayaa Khamiistii kala saxeexday heshiis dhinaca hubka ah oo ay Moscow uga iibineyso gantaalada nidaamka difaaca cirka xukuumadda Riyadh.

Arrintan ayaa imaneysa xilli Mareykanka iyo Sacuudiga ay dhawaan kala saxeexdeen heshiis dhinaca hubka ah oo ku kacaya 15 bilyan oo doolar.

Xeel dheerayaasha bariga dhexe ayaa rumeysanin heshiiska dowladaha Ruushka iyo Sacuudiga uu saameyn ku yeelanayo mandiqada Bariga Dhexe.

COMMENTS
Latest News