Maalmahanews.com
BARNAAMIJKA GAARA’ XAFLADA SIYAASIYIIN KU SOO BIIREY XUSBIGA KULMIYE BOORAME  
October 7, 2017 - Written by admin

Hargaisa:(Maalimahanews) Barnaamuj gaara oo ku saabsan munaasibadii soo dhawaynta siyaasiyiintii ku soo biray xusbiga kulmiye ee ay hor kacayeen Xoghayihii hore ee warfaafinta xisbiga Waddani iyo Ex Wasiir cismaan sheekh. munaasibada soo dhawayntaa oo ka qabsoontay boorame.

Halkan ka daawo barnaamujkaa oo dhamaystiran

COMMENTS
Latest News