Maalmahanews.com
Wasiir Samaale oo khudbad uu ka jeediyey caleemo-saarka Suldaan Barkhad Cabdi Shaybe oo ka dhacday Burco ku sharraxay hana-qaadka geedi-socodka dimuqraadiyadda Somaliland.
October 5, 2017 - Written by admin

DAAWO: EX- Wasiir Samaale oo khudbad uu ka jeediyey caleemo-saarka Suldaan Barkhad Cabdi Shaybe oo ka dhacday Burco ku sharraxay hana-qaadka geedi-socodka dimuqraadiyadda Somaliland.

Cabdicasiis Samaale iyo wefti KULMIYE ahi waxay ka qaybgaleen caleemo-saarka suldaan Barkhad Cabdi…
YOUTUBE.COM

COMMENTS
Latest News