Maalmahanews.com
WASIIR CUKUSE OO EEDO CULUS U JEEDIYAY XUSBIGA WADDANI, KANA HADLAY WAX QABADKA XUKUUMADA KULMIYE
October 5, 2017 - Written by admin

Hargaisa:(Maalimahanews) Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha Md, Cabdilaahi maxamed daahir (Cukuse) Ayaa maanta xafiiska warbaahinta kula hadlay isla markaana wax lala yaabo ku tilmaamay Mucaaridka leh waxba lama qaban iyo musuqmaasuq ayaa jira, kuwa waxaa leh waxaan odhan lah umada ka xishooda.

Halkan ka daawo muuqalka warkaa

COMMENTS
Latest News