Maalmahanews.com
MURRASHAXA KULMIYE OO SOO BANDHIGAY SHAHAADOOYINKA SIYAASADDA EE UU DHEERYAHAY MURRASHAXIINTA DHIGGIISA AH
October 5, 2017 - Written by Maxamed Sulayman

Hargaisa:(Maalimahanews) Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbul-xaakimka Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo bandhigay shahaadooyinka dhanka waayo-aragnimada iyo siyaasadda ee uu ka kasbaday dalka gudihiisa, kuwaas oo ah qaar uu dheeryahay labada murrashax madaxweyne.

Halkan ka daawo muuqalka warkaa

COMMENTS
Latest News