Maalmahanews.com
GUDDIDA ANSHAXA EE KOMINSHANKA DOORASHOOYINKA SOMALILAND OO GANAAX LACAGEED DUL DHIGAY XISBIGA WADDANI IYO DIGNIIN CULUS OO AY U SOO JEEDIYEEN.
October 5, 2017 - Written by Maxamed Sulayman

Hargaisa:(Maalimahanews) Gudida Anshaxa ee komishanka doorashooyinka qaranka ayaa mardhawayd soo saaray war saxaafadeed ay kaga hadlayaan ganaax lacageed oo ay dusha u saareen xusbiga mucaaradka ah ee waddani,

Ganaaxan lacageed ee gudida anshaxa doorashooyinku ku riday xusbiga waddani ayaa ah lacag dhan 50 Milyan oo lacagta shilinka somaliland ah.

Arinta ganaaxan ayaa noqonaysa mid ku astaysan gabinta xeerarkii anshaxa ee dhawaan ay saxeexeen sadexda xusbi qaran, isla markaana waxa gudida anshaxu ay digniin culus hawada u mariyeen xusbiga waddani.

Waxaanu u dhignaa war-saxaafadeedka gudida anshaxu sidan

COMMENTS
Latest News