Maalmahanews.com
DAAWO: SIYAASI CABDIRASHIID XASAN MATAAN OO SHEEGAY INAY WADDANI KU URUREEN SIYAASIYIINTII BULSHADA KALA DILAY
October 5, 2017 - Written by admin

Hargaisa:(Maalimahanews) Siyaasi cabdirashiid xasan mataan oo ahaa xoghayihii hore ee xusbiga waddani haatana ku soo biiray xusbiga kulmiye ayaa sheegay inay xusbiga waddani isugu tageen ragii bulshada kala dilay.

Halkan ka daawo muuqalka warkaa

COMMENTS
Latest News