Maalmahanews.com
WAX GARADKA IYO MADAXDA DHAQANKA G/HAWD OO XISBIGA WADDANI KU EEDEEYAY DAD UU GAWAADHI KU SIDO INAY GEEYEEN GOBOLKAAS
October 3, 2017 - Written by Maxamed Sulayman

Hargaisa:(Marsanews) Aqoon-yahanka, wax garadka iyo madaxda dhaqanka gobolka hawd ayaa ku cambaareeyay in xusbiga waddani gobolka hawd geeyay dad gawaadhi uu ku sido isla markaana cabasho ay ka muujiyeen arintaa iyagoo sheegay in bulshada ku dhaqan gobolkaasi aanay ahayn.

Halkan ka daawo muuqalka warkaa

COMMENTS
Latest News