Maalmahanews.com
“MADAXWAYNAHA JAHMUURIYADA SOMALILAND MAXUU KU DOORTAY IN MUSHARAX MUUSE BIIXI DALKA IN UU HOGAAMIYO MARKA UU KA DAGO XILKA+SE MA OGTAHAY SIRTA KU DUUGAN EE CIRO IYO FAYSAL AAN DALKA LOOGU AAMINI KARIN??FAALLO WAA QALINKII SUXUFI ENG ABDILLAHI OSMAN”
October 3, 2017 - Written by Maxamed Sulayman

 

“Madaxwaynaha Jahmuuriyada Somaliland Maxuu Ku Doortay In Musharax Muuse Biixi Dalka In Uu Hogaamiyo Marka Uu Ka Dago Xilka+Se Ma Ogtahay Sirta Ku Duugan Ee Ciro Iyo Faysal Aan Dalka Loogu Aamini Karin??Faallo Waa Qalinkii Suxufi Eng Abdillahi Osman”Qaybtii 1aad.Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Waxaa Uu Sheegay In Aanu Qarankan Somaliland Cid Aan Mujaahid Muuse Bixii Ahayn Ku Aaminayn Sidaa Daraadeed Waxaa Iswaydiin Mudan Siyaasiga Ugu Wayn Gayiga Somalida Ee Ugu Siyaasad Fiican Ama
Ugu Siyaasisan Alle Cimrigiisa Ha Dheereeye Madaxwayne Axmed Siilaanyo Waxa Uu Ku Arkay Musharaxiinta Kale.
Marka Aan U Kuurgalay Ee Aan Baadhay Waxaa Ogaaday In Uu Madaxwaynuhu Saxsan Yaha Waayo Faysal Cali Waraabe Waxba Looma Dhiiban Karo Oo Waa Sida Dabayl Xagaaga Oo Marba Dhinac Buu Kaaaga Imanayaa.
Cabdiraxman Ciro Shacabku Waa Soo Tijaabiyay Oo 12 Sanadood Ayuu Baarlamaanka fadhiyay Waxuu Shacabka U Qabtayna Ma Jirto Aan Ahayn Inuu Xisbi Ka Samaystay Cashuurtii Umada Oo Uu Musuqmaasuqay.Taas Waxaa Ka Sii Daran Waxaa Uu Aaminsanyahay Mabda Midnimada Somaliya Oo Hadii La Doorann Lahaa Somaliland Danbe Ma Jirayso.
Waxaass Oodhan Qiimee Oo Muwaadin Codkaaga Sii Mujaahid Muuse Biixi Cabdi MBC.
Qoraa Saxufi Eng Abdillahi Osman.

COMMENTS
Latest News