Maalmahanews.com
DAAWO: MAAYIRKA MAGAALADA HARGAYSA OO KA DAREEN-CELIYAY MAGACAABISTII GUDIDA OLOLAHA KULMIYE EE GOBOLKA MAROODI-JEEX
October 3, 2017 - Written by Maxamed Sulayman

Hargaisa:(Maalimahanews) Duqa caasimada JSL Ee Hargaisa Cabdiraxmaan maxamuud caydiid (Soltelco) Ayaa markii u horaysay ka dareen celiyay magacaabistii gudida ololaha xusbiga kulmiye ee gobolka maroodi-jeex oo uu ka mid ahaa.

Halkan ka daawo muuqalka warkaa

COMMENTS
Latest News