Maalmahanews.com
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Jawaabtay Eedaymo Ay Xukuumadda Usoo Jeediyeen Masuuliyiin Xisbiga WADDANI Ka Tirsan
September 16, 2017 - Written by admin
Hargeysa(Maalimahanews)September.16,2017-Wasiir ku xigeenka gobolada iyo degmooyinka ee wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland ayaa jawaab ka bixiyay eedaymo ay xukuumadda usoo jeediyeen masuuliyiin ka tirsan xisbiga WADDANI.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

COMMENTS
Latest News