Maalmahanews.com
GABADH YAR OO QURBAHA KU DHALATAY’ KUNA CABIRTAY DAREENKEEDA MUSHARAXA KU HABOON IN HOGAAMINTA DALKA LOO DOORTO
September 16, 2017 - Written by admin

Hargaisa:(Maalimahanews) Gabadh yar oo ka mida dhalinyarada reer somaliland ee ku dhashay qurbaha ayaa dareenkeeda ku cabirtay hogaamiyaha ku munaasibka ah talada dalka in loo doorto.

Halkan ka daawo muuqalka warkaa

COMMENTS
Latest News