Maalmahanews.com
XUSBIGA KULMIYE OO SHACBIGA SOMALILAND KU HAMBALYEEYEY DHAMAYSTIRKA DIIWAANGELINTA CODBIXIYAYAASHA
September 14, 2017 - Written by admin

Hargaisa:(Maalimahanews) Gudoomiye ku xigeenka xusbiga kulmiye Md, Maxamed kaahin axmed oo ka qayb galay munaasibadii xidhitaanka qaadashada kaadhka cod-bixiyayaasha lixda gobol, halkaas oo uu maxamed kaahin uga hambalyeeyay shacbiga somaliland.

Halkan ka daawo muuqalka warkaa

COMMENTS
Latest News