Maalmahanews.com
Guddiga Komishanka Qaranka Somaliland Oo Magaalada Hargeysa Ku Qabtay Munaasibad Lagu Soo Afjarayay Qaadashada Kaadhadhka Ee Kasoo Dhamaatay Gobolada Dalka+Muuqaal
September 14, 2017 - Written by admin
Hargeysa(Maalimahanews)September.13,2017-Guddiga komishanka qaranka Somaliland ayaa maanta munaasibad ay magaalada Hargeysa ku qabteen waxay kusoo gabogabeeyeen qaadashada kaadhadhkii codbixiyayaasha oo si rasmi ah uga soo idlaatay lixda gobol ee Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
Latest News